Guddiga dib u eegista dastuurka ee labada aqal oo lagu kordhiyey lix xubnood oo metelaya..

Guddigga dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kordhiyey tiradiisa iyadoo lagu daray lix xubnood oo cusub. Xubnaha Guddigan oo ka kala yimid labada aqal ayaa koobnaa 10 xubnood waxaana markii dambe maamul goboleedyada dood ka keeneen inaan lagu metelin taasoo sababtay in lagu kordhiyo lix xubnood oo ay soo magcaabeen … Continue reading Guddiga dib u eegista dastuurka ee labada aqal oo lagu kordhiyey lix xubnood oo metelaya..